Daawo:Wasaaradda Haweenka oo Kulan wadatashi ah Muqdisho ku qabatay

hawen

Wasaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxay Kulan Wadatashi ah la qaadatay Hay’addaha u adeega Bulshada rayidka si ay uga qeyb qaataan in si wadajir ah loo dardar galiyo dhameystirka Axdiga Heshiiska Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.