Daawo:Culimada Gaalkacyo oo ku baaqay Ninkii Nabiga NNKH in Sharciga La horkeeno

ninikii

Culimadda Gaalkacyo ayaa Bayaan ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Ninka lagu Magacaabo C/wali Sheekh Cali Cilmi uu u Gafay Nabigeena Muxamed NNKH islamarkaana uu yahay Nin ka baxay Diinta Islaamka, waxaana ay Cambaareeyeen Falkaasi Foosha Xun.

Culimada ayaa ugu baaqay Maamulka Galmudug in ay Sharciga horkeenaan Ninkaan u Gafay Xabeebkeena Muxamed Naxariis iyo Nabad Gelyo Korkiisa ha ahaatee.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.