Warbixin : Hargeysa Oo Laga Waayey Noocyo Khudaarta Kamida

khudar

Magaalada Hargaysa ayaa waxaa soo wajahay Khudaar yaraan kadib markii shaqaaqo ay dhex martay Oromada iyo Somalida Itoobiya, Ganacsatada Khudaarta ayaa sheegey in Khudaarta qaarkeed lawaayey qaarna qaymahooda labo jibaarmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.