Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH ayaa lagu qabtay Mac’hadka Cumar Binu-khadaab ee magaalada Caabudwaaq.
Waxaa Magalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH waxayna ka dhacday Munaasabadan Mac’hadka Cumar Binu-khadaab […]