Raysawasare Kuxigeenka Dalka Soomaliya ayaa dib ugu soo laabtey
Raysawasaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya iyo wafti balaaran oo ka gooban labada Gole ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qayb galay […]
Raysawasaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya iyo wafti balaaran oo ka gooban labada Gole ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qayb galay […]
Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland ayaa waxay ka warbixiyeen Guuladaradii ku timid qabshada Ciyaaraha Gobolada Dalka Soomaaliyeed ee lagu waday in lagu qabto Magaalada Kismaayo […]
waxaa Magaalada London ka dhacaday Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagusoo dhaweynayey gudoomiyashaa Degmooyinka Shibis Safiya sh Cali iyo Yaaqshiid Axmed […]
Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo soo gaaray Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali Abuu Mansuur oo Maalmihii Lasoo dhaafey Ku sugnaa Caasimada G/Bakool ee Xudur Wafdiga oo […]
Wasiiro iyo xildhibaano ku sugan magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, qeybna ka ah wada hadalka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa Idaacadda Risaala waxa ay u sheegeen […]
Dalalka Soomaaliya iyo Lithuania ayaa waxa ay ku heshiiyeen in ay abuuraan cilaaqaad diblomaasiyadeed oo dhex mara labada dal, sida uu bartiisa Facebooka ku soo […]
Wadaadka Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku sugan degaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalada Xudur ayaa wuxuu halkaasi kulamo kula qaadanayaa saraakiisha Ciidamada […]
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay hoggaamiyaha aqlabiyada […]
Maamulka Gobalka Bari ee Puntland iyo Saraakiisha amaanka ee maamulkaasi ayaa ka shiraya sidii xal loogi heli lahaa amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari […]
War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka gobalka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladda amaan ee Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale Faah Faahin looga baxiyay kulankii ay shalay […]
Xildhibaan Maxamed C/raxmaan Khayrre oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in 71 Xildhibaan ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle u gudbiyeen […]
Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec oo ahaa Wasiiru Dowlihii Amniga & Dhaqancelinta Hirshabelle kana tirsanaa xubnihii la soo magacaabay 29-kii bishii November ee sanadkaan ayaa sheegay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes