Daawo:Jubbaland oo Ka warbixisay Guuldaradii Ku timid qabashada Ciyaaraha Gobolada Dalka oo Muqdisho loo wareejiyey

ciyaar

Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland ayaa waxay ka warbixiyeen Guuladaradii ku timid qabshada Ciyaaraha Gobolada Dalka Soomaaliyeed ee lagu waday in lagu qabto Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel Gaarka Jubbaland.

Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada jubbaland aya sheegay in ciyaaraha Laga wareejiyo Magaalada Kismaayo at sabab u tahay Garoonka Kubada Cagta Kismaayo oo diyaar noqon waayey oo shaqo wali kasocoto.
Shacabka Jubbaland oo ayaa sheegay in ciyaaraha Gobolada soomaliya laga wareejiyo Magaalada Kismaayo ay sabab u tahay wax qabad xumada Maamulka Jubbaland oo aan mahiimad gaara aan siin sidii garoonka dhismihiisa loo siin lahaa ahmiyad gaara waqtigii loogu tala galayna loo dhameen lahaa , waxay Kaloo shacabka Jubbaland sabab uga dhigayaa fashilkaan ku yimid qabashada Ciyaaraha gobolada in musuq maasuq balaan ay sameeyeen madaxda Jubbaland ayakoo dhun sada hawtidii loogu tala galay horumarinta Deganada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.