Raysawasare Kuxigeenka Dalka Soomaliya ayaa dib ugu soo laabtey

madi

Raysawasaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya iyo wafti balaaran oo ka gooban labada Gole ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qayb galay shirkii wadamada Isbaahaysiga Islaamka oo lagu qabtay dalka Sacuudiga, Raysawasaare kuxigeenka ayaa dhaxal sugaha dalka Sacuudiga kala hadlay balan qaadkii Sacuudiga ay horey ugu balanqaadeen inay fuliyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.