Waxaa Magaalada Muqdisho kadhacay Seminar ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Al-Imra International University oo lagu baranaayey PSYCHOLOGY AND COUNSELLING”Sawiro”

alimra

November 29,30/2017, Siminaar Soconayey Labo Maalmood oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Caalamiga Al-Cimra, Al-Imra International University (AIU) , cinwaankiisuna ahaa PSYCHOLOGY AND COUNSELLING  ayaa lagu qabtay Hoolka Wayne Xarunta Dhexe ee Jaamacada Al-Cimra Waxaa Soo jeediyey Siminaarka oo Bixinayey Mr.Amaanreer Isack Mohamed .

Ardeydii kasoo qeyb gashay Siminaarka Labadii maalin ee uu socdey ayaa dhamaantood waxay ka hadleen qiimaha iyo ahmiyada Wayn ee u lahaa iyo Aqoonta ay ka faa’ideysteen.
Waxaa madasha Siminaarka ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Caalamiga ee Al-Cimra (AIU Prof, C/Casiis Ibraahim Aadan (Kanooni) oo ugu horeyn u mahad celiyay Lecturerki Siminaarka Bixinayey iyo Ardeydii Soo Xaadirtan hoolka oo Si wayn uga faa’ideystay labadii maalin ee Siminaarku socdey.

Ugu Dambayntii Waxaa siminaarka soo xiray Madaxa Xiriirka Arimaha Bulshada Jaamacada Al-Cimra Mr Sharmaake Maxamuud Jaamac oo Isagu Sificam usoo Agaasimey Intii Siminaarku socdey ayaa Ardeyda Ugu Hambalyey in loo Qabanayo Xaflad lagu Gudoonsinayo shahadada maalinta Arbacada ah ee 06/12/2017.

alimra alimra alimra Alimra alimra alimra alimra alimra alimra alimra

 

 

 

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.