Gudoomiyaasha Degmada Yaaqshiid iyo shibis oo Xaflad soo dhawayn iyo Dardaaran loogu sameeyey London”Sawiro”

waxaa Magaalada London ka dhacaday Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagusoo dhaweynayey gudoomiyashaa Degmooyinka Shibis Safiya sh Cali iyo Yaaqshiid Axmed Xasan Maxmuud oo kamida gobolka Baanaadir.

Xafladaan oo soo qaban qaabiyeen gabdhaha Soomaliyeed ee london ayaa waxaa kasoo qayb galay Aqoon yahayno,Siyaasiyiin,Waxgarad,dhalinyaro,Haween,Bahda Sportiga iyo Bahda warbaahinta waxaana soo dhaweynta kadib lala dar daarmay Gudoomiyaasha Degmooyinka Shibis iyo Shaaqshiid sidii shacabka at madaxda u yihiin si daacad ah uGu adeegi lahaayeen.

Gudoomiyaasha Yaaqshiid iyo shibis ayaa waxay ka codsadeen Jaaliyada Soomaliyeed ee London iyo Uk inay qayb ka qaataan horumarka dalka iyo dadka ayna garab istaagaan madaxdooda lana dagaalamaan kuwa cadowga ku ah dalka iyo shacabka Soomaliyeed.
london

london

london

london

london

london

londonlondon

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.