Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH ayaa lagu qabtay Mac’hadka Cumar Binu-khadaab ee magaalada Caabudwaaq.

Waxaa Magalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH waxayna ka dhacday Munaasabadan Mac’hadka Cumar Binu-khadaab ee magaalada Caabudwaaq, waxaa Munaasabadaan kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq sida Ardayda Macadka Cumar Binu-Khadaan,Maamulka,Macalimiinta iyo culamadiin.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq kasoodiray warkaan.
cw

cw

shiiq

ce

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.