Madaxweyne Farmaajo oo maanta u Ambabaxayo Dalka Ivery Coast

farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu ambabaxo Dalka Iver coast ee Galbeedka qaaradda africa halkaas uu kaaga soo qeyb gali doono Shir looga hadlaayo xaaladda Soomaaliya iyo tan africa.
Shirkaan oo u dhaxeeya Madaxda africa iyo Yurub ayaa lq sheegay in looga hadli doono Guud ahaan xaalada siyaasadeed mid dhaqaalo iyo dhinaca amniga ee wadamada africa waxaana wadamada xoogga lagu saarayo ka mid ah Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in halkaasi uu ka jeediyo khudbad ku saabsan Xaalada soo hagaageyso ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.