Daawo:Wasiirka Cadaaladda, dastuurka iyo arrimaha diinta Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa hortagay baarlamaanka Jubbaland

awxirisi

Wasiirka cadaaladda, dastuurka iyo arrimaha diinta dowlad gobaleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa hortagay baarlamaanka Jubbaland waxaana su’aalo laga weydiiyay waxqabadkii wasaaradda.

Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa uga warbixiyey Barlamanka Jubbaland waxqbadkii wasaarada inta u dhaxaysay kalfadigii 3aad iyo 4aad kadibna xildhibanada Jubbaland ayaa Su’aalo kawaydiiyey Wasiirka Wasarada Cadaalada.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.