Daawo:Xuska Mowliidka Nabiga NNKH Ayaa Lagu Qabtay Degmada BalanBale

xaj

Munaasabad lagu xusaayo Bisha Mowliidka ayaa waxaay ka dhacaday Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud, munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Ugaas Barre aadan Taakooy,Gudoomiyaha Degmada Balanbale,aradyada dugsiyada iyo qaybaha kala duwan ee Degmada Balanbale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.