Daawo:Dowlada Nabad iyo Nolol oo Guri uu lahaa Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa maanta Gobolka banaadir dib ugu soo celiyeen

cabdulaahi

Allaha Unaxariisto Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya Cabdulaahi yuusuf guri uu lahaa ayaa maanta Gobolka Banaadir ku wareejiyeen eheladiisii, Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay in cidkasta oo haysata dhul aysan lahayn in laga qaadayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.