Daawo+Sawiro:Madaxwaynaha Soomaliya oo kaqayb Caleema saarkii Madaxwaynaha Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Muigai Kenyatta oo ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana caleemasaarkaan kasoo qayb Madaxada wadamada Africa Sida Jabuuti,Itoobiya,Uganbda,Sudan,Tanzania iyo Kuwa kaloo badan.

farmajo

farmajo

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.