Daawo:Madaxda Galmudug,Ahlusuna,Xildhibaano ayaa ku tilmaayey Shirka Galmudug iyo Ahlusuna ee jabuuti kasocda Siminaar

galmudg

waxaa soo baadanaya walaac laga Muujinaayo shirka uga socda qaar kamida Galmudug iyo Ahlusuna oo lagu sheegay inuusan ahayn shirkaas shir lagu dhex dhexaadinayo Galmudug iyo Ahlunsuna ee uu yahay Siminaar.

Guduumiyaha Baralamaanka Galmudug iyo madaxwayne kuxigeenka Ahlusuna, xildhibaano ayaa waxay ku sheegeen in shirkaas yahay Siminaar ee uusan ahayn dib u heshiisiin waxay kaloo sheegeen shirkaas dowlada Soomaliyeed waxba ka ogayn wax ergo ah oo ujoogana majiraan.

hadaba waxaa lagarayn shirkaan wax kasoo baxaya madaama shirkaas aan loo dhamayn cida wadata uu yahay IGAD sidii horay looga bartay meel ay IGAD Soo gashay oo Guul ku dhamaata lama arag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.