Daawo:Gudoomiye Taabit Cabdi maxamed oo Casho sharaf usameyey waftigii Gudoomiyaha Baarlamanka Jabuuti

tabit

Gudoomiyaha Gobolkqa Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxuu Casho sharaf usameeyey Waftigii uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Baralamanka Jabuuti , Munaasabadaan lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha Jabuuti ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Barlamanaka Somaliya,Wasiiro,Xildhibaano, Marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.