Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

KENYA: Afar Somali ah lagu ganaaxay 5.5 milyan ksh

7th February 2016 admin 2

Afar somali ah ayaa lagu ganaaxay 5.5 milyan kenyan shiling kiiba kadib markii lagu qabtey in visa sharci daro ay wateen.Sakariya Abdullah Ahmed, Abdikadir Sharrif […]

WARSAXAAFADEED: Reysal Wasare C/wali oo Xisbi Cusub Muqdisho Oga Dhawaqay “Sawiro”

6th February 2016 admin 0

Sida la ogyahay Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadu waxaa lagu daah furay Bayaanka Isbadal doonka ee 5tii Bisha Janaayo, 2015. Madasha waxaa ku bahoobay Xildhibaano, Siyaasiyiin […]

Dhageyso : Reysalwasare C/wali oo Ka Hadlayo Ciimada Dowlada ka bixistada Deganada ka baxayan

6th February 2016 admin 0

Isago Wareysi Gaar ah Sinayay Kismaayo24 Reysalwasare C/wali Ayaa Wax uu Ka Hadlay Arimo Badan oo ay Ka mid yihiin Xaalaada Siyasaded ee Dalka iyo […]

Degdeg: Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo Dib ula wareegay Magaalada Marka ee Gobolka Sh/Hoose.

6th February 2016 admin 0

Wararka ka imanaya magaalada Marka xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in haatan ay Ciidamada Soomalaida iyo Kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen gacan ku […]

War degdeg ah : Shir Iminka Muqdisho uga socda Siyaasiyiin, Xildhibaano yio Waxgarad kasoo Jeeda Beesha Sade oo hada ka soconaya Muqdisho.

6th February 2016 admin 1

Iyadoo uu Maanta Qorshuhu ahaa in SIyaasiyiin, Xildhibaano iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Sade ay gaaraan Magaalada Kismaayo, si ay uga qeybgalaan Shirka Nabadeyta Beelaha […]

XOG: Alshabaab oo ka hadlay Lawareegitaankoodii Marka Cadeey, Awaamiirne Soo saaray.

6th February 2016 admin 0

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen la wareegitaanka Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha hoose oo saddex sano kadib gacanta Shabaabka dib u […]

kenya

Nairobi: Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu XUkumay Xukunno kala duwan.

6th February 2016 admin 0

Dowladda Kenya ayaa xukun waxa ay ku riday Afar Muwaadin oo Somaliyed, kuwaasi oo doonaayay inay Diyaarad ka raacaan Magaalada Mandheera, xilli ay ku sii […]

TOP News: Itoobiya iyo Raaskaambooni oo ku Guuldareystay in ay Qabsadaan Buula Guduud iyo Yoontooy.

6th February 2016 admin 0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose, ciidamada Amisom iyo kuwa Jubbaland ayaa dib ugu laabtay Jaamacada […]

Daawo:Maxaa Sababay Dib u Dhaca Hiiraan Iyo Shabeellaha Dhexe

6th February 2016 admin 0

Waxay 12 bishii janaayo markii lafuray shirkii maamul usameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe , furitaanka kadib wax isu yimid majiraan wax dhaqdhaqaaqa kama jiraan […]

sha

Daawo:Madaxwayne Shaakir maamul ku dhawaaqey

6th February 2016 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka gobolada dhexe Shiiq Maxamuud Shaakir ayaa wuxuu umagaacabey maamul Xeraale, waxgaradka Xeraale ayaa sheegay inaan aysan taageersanayn maamul aaan kahayn kan Gobolada dhexe […]

Daawo:Sarkaal qarax loogu xirey garigiis

6th February 2016 admin 0

Sargaal katirsan Nisa ayaa garigiisa qarax loogu xiray, qaraxaas wuxuu qasare gaystey hal qof dhimasha ah mid dhaawac ah saraakiisha abniga aya sheegey inay baritaan […]

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Degmada Wadajir

5th February 2016 admin 0

War goordhow soo gaaray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray uu ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. […]

Maqaal:Cabsida Kenya Cadaadiskee Kenay

5th February 2016 admin 0

Ciidamaada Dalka Kenya ayaa Ilaa iyo Markii La Weraray Saldhigii ay Ku Lahayeen Magaalada Ceel cade waxaa Soo Food Saartay Cabsi iyo Wal Wal Xaga […]

Xog: Maleshiyaadkii Raaskanboniyinta oo Isaga Baxayo Kismaayo

5th February 2016 admin 0

Warark aan Ka Heleyno Magaalada Kismaayo Ayaa Shegayo In Magaalada Ay Isaga baxyaan Ciidamadii Raas Kan Boniyinta ee Ku sugnaa kismaayo. U jeedka Ciidamada ay […]

Xog: Gor Gortankii Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubaland oo Bilaabanayo

5th February 2016 admin 0

Maalmaha Soo Socdo Ayaa lagu Wada Magaalada Kismaayo inuu Ka Furmo Shirkii Dib u Heshisineed ee u Dhaxeyay Hogaamiyaha Jubland iyo Siyasaasiyinta Besha Sade Oga […]

Posts pagination

« 1 … 1,743 1,744 1,745 … 1,755 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes