Degdeg: Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo Dib ula wareegay Magaalada Marka ee Gobolka Sh/Hoose.

Wararka ka imanaya magaalada Marka xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in haatan ay Ciidamada Soomalaida iyo Kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen gacan ku haynta Magaalada Marka kadib marki iay dagaal aan buurneyn kagala wareegeen alshabaab.

Dagaalka oo socday muddo saacad ku dhaw ayey AMISOM iyo Dowladda ugu suuragashay in ay ku qabsadaan Marka Cadeey, oo Maalin kahor lagala wareegay.

Alshabaab ayaa Marka Mamaulayay Muddo 24 saacadood waxaana iminka dib ula wareegay AMISOm iyo ciidamada Soomaalida ee maalin kahor halkaasi isaga abxay.

Wixii ku soo kordha kala soco wararka xiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.