KENYA: Afar Somali ah lagu ganaaxay 5.5 milyan ksh

Afar somali ah ayaa lagu ganaaxay 5.5 milyan kenyan shiling kiiba kadib markii lagu qabtey in visa sharci daro ay wateen.Sakariya Abdullah Ahmed, Abdikadir Sharrif Abdinur, Ubah Abdirahman Hassan iyo Fadumo Anshur Mohamed waxaa laxiray Axadii iyadoo lagu eedeeyey inay haysteen kenya visa aan rajistareynayn. qareenkii udoodayey ayaa layaabey xarigaas oo kenya asagoo kale horey uga dhicin ah mid aad u culus afertaan qof ayaa lagu xukumey 10 sano xariga ama 5.5 kiiba taas oo yaab kunoqotey dadka sharci yaqaanada kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.