DAAWO: Muuqaal horudhac ah oo ku aadan dagaalkii Ceelcadde Alshabaab ay ku qaaday
Warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegtay in dhowaan ay baahin doonto muuqaal ku saabsan dagaalkii ay ku qabsadeen Alshabaab degmada Ceelcadde oo ay ku […]
Warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegtay in dhowaan ay baahin doonto muuqaal ku saabsan dagaalkii ay ku qabsadeen Alshabaab degmada Ceelcadde oo ay ku […]
Maamulka degmada Doolow iyo hay’adaha ka shaqeeya sama falka oo ukuur galay xaaladda abaaraha ee deegaanada u dhaw degmada Doolow ayaa waxay la kulmeen dadka […]
Waxaa xaflada kasoo qaybgalay ardada waxkabarato labo iskuul hoose dhexe ee kala ah: Dugsi hoosedhexe ee Garbahaareey ee ay gacanta ku hayso Hay,ada NCA, iyo […]
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib labo hoobiye oo caawa ku dhacday degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir. […]
Wafdi uu hogaaminayo safiirka Imaaraadka u fadhiyadalka Soomaaliya ayaa manta lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo. Waxaana soo dhoweyn kadib loo galbiyay dhanka iyo madaxtooyada maamulka […]
Allaha unaxariisto afhayeenkii gobolka Gedo marxuun Nuur Sayax Xareed ayaa aas qaran loogu sameeyey degmadada B/xaawo ee gobolka Gedo isagoo maydkiisa laga soo qaaday magalada […]
Qurbo joogta iyo shacabka degmada caabudwaaq ayaa waxay iska kaashadeen sidii loogu sameyn lahaa Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq xayndaab ama (Fence) sida ay sheegayaan waxaa […]
Waxaa xalay markale cirka looga daatay Alshabaab ee ku sugan Koonfurta Somalia gaar ahaan degmada Jilib ee gobalka Jubbada Hoose sida ay u sheegeen dad […]
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo fedaraalka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in kulanka si weyn looga hadlay siddii […]
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 7-April-2016-ka Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Tababar ugu soo xidhay cutubayo ka tirsan ciidanka ilaalada Madaxtooyada […]
Waxgaradka magalada B/Xaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guleeysatay in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay shaqaaqo dadi eey ku geeriyoodeen kuwa […]
Magaalada Dhabad ee Gobolka Galgaduud waxaa ka taagan xiisad colaadeed oo uu hurinaayo maamulka Galmudug ee Cadaado ka arimiya. Ciidamo ka tirsan beesha Madaxweyne Cabdikarim […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes