Muuqaal: Maamulka degmada Doolow iyo hay’adaha samafalka oo u kuurgalay xaaladda abaaraha degmadaasi

Maamulka degmada Doolow iyo hay’adaha ka shaqeeya sama falka oo ukuur galay xaaladda abaaraha ee deegaanada u dhaw degmada Doolow ayaa waxay la kulmeen dadka xoolo dhaqatada ayakoo kawarama xaalku siduu yahay ayaa waxay sheegeen in xaalka aad u xun yahay xoolihii abaartu baabi’isey dadkuna aysan haysan waxay cunaan iyo cabaan una baahan yihiin in gargaar dag daga lala soo gaaro madaama xaalku xun yahay.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.