DAAWO: Muuqaal horudhac ah oo ku aadan dagaalkii Ceelcadde Alshabaab ay ku qaaday

Warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegtay in dhowaan ay baahin doonto muuqaal ku saabsan dagaalkii ay ku qabsadeen Alshabaab degmada Ceelcadde oo ay ku lahaayeen fariisin weyn ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Sawirro horudhac ah oo TV-ga Shabaabku baahiyay ayaa lagu soo bandhigay rag ka tirsan AMISOM oo gacanta lagu hayo iyo saraakiil Alshabaab ka tirsan oo isqarxinaya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Dagaalkii Ceelcadde 4

Dagaalkii Ceelcadde 3

Dagaalkii Ceelcadde 2

Dagaalkii Ceelcadde 1

Dagaalkii Ceelcadde 5

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.