Daawo:Garoonka Diyaradaha Caabudwaaq Dhismihiisa ayaa Meel Heer sare maraya iyo Baaq

Qurbo joogta iyo shacabka degmada caabudwaaq ayaa waxay iska kaashadeen sidii loogu sameyn lahaa Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq xayndaab ama (Fence) sida ay sheegayaan waxaa lagalay wajigii labaad oo ahaa dhisada darbiga waxayna shaqadaas ku socotaa sidii loogu talagalay.

maamulka waxuu u mahad celinayaa cidii kaqayb qaadatay dhismaha darbiga airportka Caabudwaaq waxayna sheegeen  inuu hada marayo meel xasaasi ah waxaana loo baahan yahay in dhaqaalo loo helo oo qurbajoogtu siday ubilaabeen usoo dhameystiraan darbiga airporka .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.