Daawo:Marxuun Nuur Sayax Xareed oo Aas Qaran loogu Sameeyey B/Xaawo

Allaha unaxariisto afhayeenkii gobolka Gedo marxuun Nuur Sayax Xareed ayaa aas qaran loogu sameeyey degmadada B/xaawo ee gobolka Gedo isagoo maydkiisa laga soo qaaday magalada Muqdisho oo ku dhintay waxaana aaskiisa kasoo qayb galay  madax kala duwan iyo shacabka gobolka Gedo.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.