DHAGEYSO: 9 Askari oo loo xiray shaqaaqo ka dhacday magaalada Baladxaawo+Xaaladda…

baladxaaw

Waxgaradka magalada B/Xaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guleeysatay in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay shaqaaqo dadi eey ku geeriyoodeen kuwa kalana eey ku dhaawac meeyn
Maxamed wali oo ka mid ahw ax garadka B/Xaawo ayaa sheegay in gacanta lagu haayo dadkii soo abaabulay shaqaaqo dad rayid ah eey ku dhinteen
Waxa uu intaasi ku daray in sharciga la horgeeynayo maalmaha soos coda raggaasi oo uu sheegay in eey mas’uul ka ahaayeen Geerida dad rayid ah.

Hoos ka dhagayso wariye warbixin cajiib ah ka diyaariyay:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.