Wasiirka Amniga Oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar”sawiro”
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, Wasiirka ayaa Jowhar […]