Deeq Dhara oo La gaarsiiyey Maxaabiistii dhawaan Laga Keenay Dalka Itoobiya

maxabis

Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale loo isticmaalo nadaafadda guud ee deegaanka gaarsiiyay maxaabiista dhawaan dowladda Soomaaliya ay kala soo wareegtay dowladda Ethoipia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.