Magaalada Baladxaawo ee oo laga Hirgaliyey Dugsi Sarre oo Layiraahdo Sh Maxamuud Macalim Nuur”Sawiro”

balad

Degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa laga hirgaliyey Dugsi Sare ee Shiiq Maxamuud Macalim Nuur, oo Maalgaliyeenka Bulshada Kasoo Jeeda Baladxaawo ee kusugan dal iyo dibada Dugsigaan sarre ayaa Si casri ah loo dhisay waxuuna ka kooban yahay 7 qof iyo qolka qadada, xaafiisyo iyo qolka shirarka.

Dusigaan sarre ee Shiiq Maxamuud Nuur ayaa wax wayn kabadalay waxbarashada Degmada baladxaawo waxaana looga maarmaya in Dugsi sarre loo doonto Magaalada xuduuda Kenya kutaala ee Mandera oo dhib wyn aadi taankeeda waalidiinta iyo ardayduba dhib ku qabtay.

Wararkeena dambe kala socda Video furitaanka Dusiga sare Shiiq Maxamuud Nuur
balad

balad

balad

balad

baladbalad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.