Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

baraka

Maqal iyo Muuqaal:Barakac xoogan oo kajira Xeraale Kadib Markii ay fashilmeen Wadahadaladii, iyo Galmudug oo eedeyn loo soo jeediyey

31st July 2017 admin 0

Magaalada Xeraale ayaa waxaa laga dareemayaa Barakac iyo qax kadib Markii aya fashilmeen wadadhadaladii xalka loogu raadinaayey labo kooxood oo xeraale ku dagaalamay, Bulshadii ku […]

No Image

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa kulan aan Caadi ahayn Laqaatay Saraakiisha Dowlada”Video+Sawiro”

31st July 2017 admin 0

Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada saraakiisha ciidamada qalabka sida ee dalka. Kulankan waxaa looga hadlay qorshayaasha […]

No Image

Gudida Abaaraha Somaaliya OoRaashin ukala diray Maamul goboleedyada

31st July 2017 admin 0
WASIR

Wasiirka Amniga Oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar”sawiro”

31st July 2017 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, Wasiirka ayaa Jowhar […]

No Image

Dhagesyo:Ninkii Dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo dil lagu xukumay

31st July 2017 admin 0

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii […]

No Image

Maqal iyo Muuqaal+Sawiro:Wasaarada Waxbarshada Soomaliya oo lagu eedeyey inay Musuq maasuqday Imtixaankii Ardayda Caabudwaaq iyo Balanbal

31st July 2017 admin 0

Magaalada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay banaanbax kaasoo lagu cambaraynayo musiqii ay ku sameeyeen imtixaankii qaranka ee dagmada caabudwaaq iyo balanbale masuuliyiinta […]

No Image

Maqal iyo Muuqaal:Dibad-bax Nabadeed ayaa kadhacay Magaalada Caabudwaaq

31st July 2017 admin 0

Dibadbaxaan oo ay ka qayb qaadanayeen Boqolaal dadwayne ah oo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Caabudwaaq oo watay boorar ay ku qoronyihin Hal kudhigyo nabada […]

maxabis

Deeq Dhara oo La gaarsiiyey Maxaabiistii dhawaan Laga Keenay Dalka Itoobiya

31st July 2017 admin 0

Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale loo […]

isbitaal

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Kadhacay Muqdisho oo lagu daaweynayo Isbitaalada Muqdisho

31st July 2017 admin 0
balad

Magaalada Baladxaawo ee oo laga Hirgaliyey Dugsi Sarre oo Layiraahdo Sh Maxamuud Macalim Nuur”Sawiro”

31st July 2017 admin 0

Degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa laga hirgaliyey Dugsi Sare ee Shiiq Maxamuud Macalim Nuur, oo Maalgaliyeenka Bulshada Kasoo Jeeda Baladxaawo ee kusugan dal […]

diya4a

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo bilaabaya Dulimaad Habeenkii ah

31st July 2017 admin 0

Wasiirka wasaaradda gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa sheegay in garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho […]

galyr

Bananbax lagaga soo horjeedo Madaxweynaha Mamulka khaatumo cali khaliif ayaa kadhacay Buuhoodle

31st July 2017 admin 0
barlamanka

Daawo:Barlamaanka Somaliya Oo Labo ukala Jabay, kooxda Mooshin layda iyo Kooda Qarandoonka

30th July 2017 admin 0

Baarlamaanka soomaliya oo maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) iyadoo ajendaha kulanka uu ahaa sidii su’aalo loo […]

lugahdeere

suldhaan Luga dheere iyo Qaar ka mid ah Xubnaha Labada Gole ee Jubaland ayaaa raashin gaarsiiyey

30th July 2017 admin 0
shari

Daawo: Madaxweynaha Konfur Gableed Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada

30th July 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku […]

Posts pagination

1 2 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes