Maqal iyo Muuqaal+Sawiro:Wasaarada Waxbarshada Soomaliya oo lagu eedeyey inay Musuq maasuqday Imtixaankii Ardayda Caabudwaaq iyo Balanbal

Magaalada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay banaanbax kaasoo lagu cambaraynayo musiqii ay ku sameeyeen imtixaankii qaranka ee dagmada caabudwaaq iyo balanbale masuuliyiinta dowlada gaar ahaan Agaasima waxbarashada soomaliaya iyo wasiirudawlaha waxbarashada jaabiri ayaa lagu eedeeyey inay isdaba marin ku sameeyeen najiitada imtixaanka waxaana iskuulada Balanbal iyo Caabudwaaq loo soo diray labo Najiito oo kala duwan.

Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulada Caabudwaaq iyo Balanbal ayaa waxaay kacodsanyna xukuumada Dalka oo horay ubalanqaaday inay ladagaalamidoonto musuq Maasuqa ay waxkaqabto arintaan.



cw

dw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.