Maqal iyo Muuqaal:Dibad-bax Nabadeed ayaa kadhacay Magaalada Caabudwaaq

Dibadbaxaan oo ay ka qayb qaadanayeen Boqolaal dadwayne ah oo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Caabudwaaq oo watay boorar ay ku qoronyihin Hal kudhigyo nabada ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Dhalinyaro iskugu jirtay Qurba joog, aradayda jaaamacada waxkabarta iyo dhalinyaro deegaanka.

Waxaayna socod dheer kusoo bilaabeen Al-Xaramayn ay ku tageen Barxada Roob da’ay, Bulshada ayaa si wayn ugu sacab tumaysay dadka dibad baxa dhigayay oo ku qaylinayay “ALLOW NABADEY”


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.