Dhagesyo:Ninkii Dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo dil lagu xukumay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii Wasiirkii Howlaha Guud iyo guryenta ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cabaasi C/llahi Sheekh Siraaji.

Axmed C/laahi Ceydiid ayaa Racfaan ka qaatay  xukun dil ah oo ay horey ugu ridday maxakamadda darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida, kadib markii ay sheegtay in uu ahaa shaqsigii xabada ku dhuftay wasiirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.