Maqal iyo Muuqaal:Barakac xoogan oo kajira Xeraale Kadib Markii ay fashilmeen Wadahadaladii, iyo Galmudug oo eedeyn loo soo jeediyey

baraka

Magaalada Xeraale ayaa waxaa laga dareemayaa Barakac iyo qax kadib Markii aya fashilmeen wadadhadaladii xalka loogu raadinaayey labo kooxood oo xeraale ku dagaalamay, Bulshadii ku noolayd xeraale ayaa iskaga qaxay Magaalada ayakoo haraad iyo cunto la’aan ku hayso duurka magaalada Xeraale.

Waxgaradka Xeraale ayaa ku eedeyey Maamulka Galmudug inay ka dambeeyaan Colaada kajirta Xeraale ayakoo raba inay qajajac ku yimaadaan siday ay sheegen odayaasha Xeraale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.