Daawo: Madaxweynaha Konfur Gableed Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada

shari

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku meel gaarka ah ee Koonfur-galbeed.

24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiro dowllo ayuu Maanta Magacaabay Shariif Xasan,waxana ku jira Wasiiro Cusub iyo kuwo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.