Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo bilaabaya Dulimaad Habeenkii ah

diya4a

Wasiirka wasaaradda gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa sheegay in garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho loo dhameystirey qalabkii sahleya duulimaadyada habeenkii isla markaana garoonka uu shaqeynayo in ka badan 16 saacadood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.