Wasiirka Amniga Oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar”sawiro”

WASIR

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, Wasiirka ayaa Jowhar wuxuu u tagay ka qeybgalka furitaanka shir dib u heshiisiineed oo maanta magaaladaasi uga furmaya Labo beel oo dhowaan ku dagaallamay degmada Cadalle ee Sh/dhexe.
WASIR

WASIR

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.