Wararka Maanta
Culimada Somaliland Ayaa Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisadda, waxayna kubaaqeen in si dag daga looxiro
Culimada awdiinta ugu waa wayn somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen Kaneesada Soomaliland laga furay, Culimada […]
Akhriso; Sharci yaqaan Cali Somali oo Taageeray Wasiirka Dastuurka, kana horyimid dalabka Baarlamaanka.
Barlaamaanka Iyo Maxkamada Sare. Diidida baarlamanka Go’aanka maxkamada sare ma aha arrin ku cusub caalamka, waxay ka dhacday dalalka sharciyada ugu horeeyo sida faransiiska, masar, […]
Daawo:Gudoomiye Kuxigeenka Barlaamanka Soomaliya oo Qiray in Barlamaankii Somaliya soo xaadiri waayey Xarunta Shacabka
kalfadhigii barlmaanka Soomaliya ayaa maanta baaqday, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha baarlamaanka Soomaliya, waxaana loo sababaynayaa Maqnaashaha Baarlamanka inay tahay in […]
Kulanka baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday kadib Markii xildhibanada Badankooda diideen inay Hortagaan Kooxda Yar oo Qasawadayaal ah
kalfadhigii barlmaanka Soomaliya ayaa maanta baaqday, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha baarlamaanka Soomaliya, waxaana loo sababaynayaa Maqnaashaha Baarlamanka inay tahay in […]
Madaxwaynaha Soomaliya oo Tarsan umagacaabay Lataliyaha gaarka ah ee Xafiiska Madaxwaynaha
MadaxweynahaSoomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baandir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha […]
Garyaqaanka Guud ee DFS oo Ayiday Xukunkii Maxkamadda sare, Waxuna waba kama jiraan ku tilmaayey Go’aankii Baarlamanka Somaliya
Garyaqaanka Guud ee dowladda Somaliya Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ku ayiday xukunkii ay riday Maxkamadda sare ee dalka ee ahaa […]
Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taala ayaa ubaahan Caawimaad dag daga
Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taal Qoyskeeda waxaa ay ka soo barakaceen Abaarta waxaana hadda ay kunool yihiin Kaam ku […]
Daawo:Qaabkii ay udhacday Kulankii Madaxwaynaha Soomaliya Iyo Safiirada Irland iyo CZech
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirada Dowladaha Ireland iyo Czech Republic oo ay u soo […]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo dib-u-daah furay Kuliyadda Saxaafadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, […]
Beel kamida Beelaha Soomaliyeed oo kacodsatay Dowlada soomaliya In dib u eegis Lagusameyo Dilka Axmed C/laahi Ceydiid
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ka dambeeyey dilkii Wasiirkii Howlaha Guud iyo guryenta […]
Dadweynaha Puntland ayaa ra’yigooda ka dhibtay siday u arkaan Puntland oo 19jirsatay
Maanta ayaa ku aadan maalin dhidibka loo taagaay Maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland, Dadweynaha Garoowe ku nool ayaa ra’yigooda ka dhibtay siday u arkaan Puntland […]