Beel kamida Beelaha Soomaliyeed oo kacodsatay Dowlada soomaliya In dib u eegis Lagusameyo Dilka Axmed C/laahi Ceydiid

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ka dambeeyey dilkii Wasiirkii Howlaha Guud iyo guryenta ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cabaasi C/llahi Sheekh Siraaji.

Waxgaradka Beesha uu kasoo Jeedo Axmed Cabdulaahi ayaa waxay kacodsadeen Madaxda dowlada federaalka Soomaliya inay dib ufiirso Xukunka dilka ah ee lagu riday Axmed Cabdulaahi sababtoo ah sikama ah buu dilka udhacay Ma ahayn mid bareer ah bay sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.