Madaxwaynaha Soomaliya oo Tarsan umagacaabay Lataliyaha gaarka ah ee Xafiiska Madaxwaynaha

tarsan

MadaxweynahaSoomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baandir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda, Tarsan ayaa kamid ahaa musharixiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadii madaxtinimo ee horaantii sanadkan ka dhacday dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.