Garyaqaanka Guud ee DFS oo Ayiday Xukunkii Maxkamadda sare, Waxuna waba kama jiraan ku tilmaayey Go’aankii Baarlamanka Somaliya

Garyaqaanka Guud ee dowladda Somaliya Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ku ayiday xukunkii ay riday Maxkamadda sare ee dalka ee ahaa in dib loogu celiyo doorashada 8-kursi ee lagu muran sanaa.

Qoraalkaan ayaa ku socday Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo Guddiga doorashooyinka qaran, si in dib loogu celinayo doorashada 8 xildhibaan ee golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.