Culimada Somaliland Ayaa Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisadda, waxayna kubaaqeen in si dag daga looxiro

diri

Culimada awdiinta ugu waa wayn somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen Kaneesada Soomaliland laga furay, Culimada aya sheegay inaysan marnaba banaanayn ij kaniisad laga furo wadan Islaam ah waxay ugu baaqeen in kaniisada si dag daga loo xiro.

Bayaankaan kasoo baxay Culimada soomaliland ayaa waxay waji gabax ku noqonaysaa Maamulka Siilaayo oo siiyey ogalaanshaha Naag masiixiyad ah inay Soomaliland utimaado inay kaniisad kafurto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.