Daawo:Gudoomiye Kuxigeenka Barlaamanka Soomaliya oo Qiray in Barlamaankii Somaliya soo xaadiri waayey Xarunta Shacabka

muday

kalfadhigii barlmaanka Soomaliya ayaa maanta baaqday, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha baarlamaanka Soomaliya, waxaana loo sababaynayaa Maqnaashaha Baarlamanka inay tahay in xooga Baarlamanka Soomaliya oo aan ku qanacsanayn in Baarlamaanka soomaliya ka hor imaan karo xukun Maxkamadeed taas oo baarlamanka soomaliya uusan haysan awood uu ku laali karo Go’aanaka Maxkamada Sare ee ahaa in lagu noqdo Doorshada * xubnood oo katirsan Baarlamanka Soomaliya oo Muran iyo isqab qabsi Kajiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.