Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taala ayaa ubaahan Caawimaad dag daga

gabr

Ikraan Cali Cabdi oo ku dhalatay Kaadi haysta oo banaanka taal Qoyskeeda waxaa ay ka soo barakaceen Abaarta waxaana hadda ay kunool yihiin Kaam ku yaala Magaalada Caabudwaaq. waxaa laga codsanayaa walaalha Muslimiinta ah inay usoo gargaaraan Kawac Hooyada dhashey gabadhaan Caasho Sugulle Ducaale Tel: 00252619554204 Kawac Aabaha dhalay gabadhaan Cali Cabdi Tel: 00252615341266 Dahabshiil ACCOUNT:BWYDOO1866 Walaal Caawi ilmahaan yar ee kunool Caabudwaaq

Wariye ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbxintaan inooga soodiray Caabudwaaq


gabr

gabr

gabar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.