Daawo:Wasiirkii Diinta Somaliland ayaa Masaajid gudihiisa ka qiray inay Jirto Kaniisadu, Waana Inaan Lamacaamilnaa Ilayn dowlad baanuhay

kniisad

Magaalada Hargaysa waxaa kajira Xiisad kadib markii Naag Masiixiyad ah ay shegtey inay ay Soomaliland u timid sidii ay ufurui lahayd Kaniisad waana ku guuleystay sida ay sheegtey, arintaan ayaa waxaa aad ugu xumaaday shacabka,Culumada, waxgaradka Soomaliland.

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Soomaliland Shiiq Khaliil Cabdulaahi oo ku sugnaa Masjidka Nuural Hudaa ayaa waxaa lawaydiiyey inay jirto Kaniisadaan gabadha Maria sheegtay wuxuuna ku jaawaabay Kaniisada waajirtaa Nin Somaliland ah baa joogi jiray oo kudhintay waxaana u ogaalaney meelay ku cibaadeystaan dadkaan noo imanaya ilayn waa ehlukitaabe kii anaga ah oo galana aan talaabo ka qaadno.

Arintaan wasiirka uu qirtay ayaa waxay mugdiga kasaaraysaa Kaniisadii lagu muransana inay jirto iyo in kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.