Wararka Maanta
Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Mama Faduma Xasan Jarafo
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]
Weerar miino ah oo lagu layay ciidamo keyan ah oo lagu qaday boodh-ijara
August 15 (Gedo times9)—Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari […]
Daawo:Wax Ka ogow Baahiyaha Keenay in Baarlamaanka soomaliya Lafasaxo iyadoo shaqo Badan Hortaalo
Xildhibaanada baarlaamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maantaku yeesheen kulankoodii caadiga aah, Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka […]
Daawo:Kalfadhigaa 3aad ee Baarlamaanka Jubbaland oo lasoo xiray
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Oo Uu Wehelinaayey Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sh Maxamed Faroole Ayaa Maantey Soo Xirey Kalfadhigii 3aad Ee Baarlamaanka […]
Dowlada soomaaliya oo shaacisay inay wada hadal kulla jirto mukhtaar Roobow
(Gedo times:15-9-17) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay wada hadal kula jirto Wadaadka ka soo goostay Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu […]
Dhageyso:Madaxwaynaha Galmudug oo sheegay Inuu Ciidamo Udiraayo Caabudwaaq iyo Waqtiga uu kudhawaaqaya Wasiiradiisa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo Boolis ah oo amaanka degmada caabudwaaq waxka qabanaaya, Madaxwaynha Galmudug aya […]
Xildhibaanada barlamanka aqalka sare oo maanta doortay xubinta gudiga la socodka dib u eegista dartuurka
(Gedo times 15-8-17)Xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa xilligan ka socota doorashada xubintii banaaneyd ee Guddiga dib u eegista Dastuurka […]
Dhageyso:Madaxwaynaha Hirshabeele oo ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada Maamulka […]
Dhageyso:Muqtaar Roobow oo sheegay inuu Alshabab Kabaxay +Sawirro
Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)-ku-xigeenkii Hogaamiyihii Xarakada Al-shabaab oo dhawaan Dowladda Federaalka Soomaliya isku soo dhiibay ayaa maanta kula hadlay suxufiyiinta magaaladda muqdisho asagoo […]
Dabley Hubeysan oo goor dhow Muqdisho ku dilay illaa saddex ruux
Kooxo hubeysan oo gaari watay ayaa rasaas ku furay gaari kale oo ay saarnaayeen dad, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxay weerarkan. Weerarka […]
Dhagesyo:Qaar kamida Baarlamanka Hirshabeele ayaa sheegay inuusan dhicin mooshin xil looga qaadaya Madaxwayne Cosoble
Qaar kamida Xildhibanada Baarlamanka Hirshabeele ayaa sheegay inuusan dhicin wax mooshin ah oo xilka looga qaadaya Madaxwayne Hirshabeele Cosoble, waxay kaloo xildhibanadaan sheegen inay ku […]
Daawo Talo wanagsan oo kasoo baxday Shirwaynihii ahananka dib u heshisiinta Soomaliya
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo bandhigayay Xog laga soo aruuriyay ka qayb […]
Gudoomiyaha Baarlamaanka hirshabeelle oo Maanta jowhar ku wajahan.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Jowhar, maalin kaddib markii Xildhibaanada Hirshabeelle ay sheegeen inay xilka ka qaadeen […]
Wasiirka Warfaafinta Soomaliya oo waydiistey Jamacada carabta inay ka qaybtaan di udhiska Wasarada warfaafinta
Wasiirka warfaafinta Soomaliya Yaariisow oo ay waheliyaan Agaasimayaasha Kala duwan ee Wasarada Warfaafinta ayaa waxay lakulmeen Safiirka Jamacada Carabta U qaabilsan Soomaliya waxaayna kawada hadleen […]