Dhagesyo:Qaar kamida Baarlamanka Hirshabeele ayaa sheegay inuusan dhicin mooshin xil looga qaadaya Madaxwayne Cosoble

Qaar kamida Xildhibanada Baarlamanka Hirshabeele ayaa sheegay inuusan dhicin wax mooshin ah oo xilka looga qaadaya Madaxwayne Hirshabeele Cosoble, waxay kaloo xildhibanadaan sheegen inay ku sugan yihiin Jowhar wax laga soo war gasheyna uusan jirin, xildhibanada sheegay inay xilka qadeen Madaxwaynaha waa shan xildhibaan oo maqaaxi ku jiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.