Wasiirka Warfaafinta Soomaliya oo waydiistey Jamacada carabta inay ka qaybtaan di udhiska Wasarada warfaafinta

Wasiirka warfaafinta Soomaliya Yaariisow oo ay waheliyaan Agaasimayaasha Kala duwan ee Wasarada Warfaafinta ayaa waxay lakulmeen Safiirka Jamacada Carabta U qaabilsan Soomaliya waxaayna kawada hadleen sidii Jamacada carabta ay uga qayb qaadan lahayn dib udhiska hay’ada dowlada Soomaliya sida wasaarada warfaafinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.