Daawo:Kalfadhigaa 3aad ee Baarlamaanka Jubbaland oo lasoo xiray

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Oo Uu Wehelinaayey Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sh Maxamed Faroole Ayaa Maantey Soo Xirey Kalfadhigii 3aad Ee Baarlamaanka Jubbaland oo ay soo xadireen 47 xildhibaan. Waxar Magaalada Mismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.