Daawo:Wax Ka ogow Baahiyaha Keenay in Baarlamaanka soomaliya Lafasaxo iyadoo shaqo Badan Hortaalo

muday

Xildhibaanada baarlaamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maantaku yeesheen kulankoodii caadiga aah, Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Sheekh Ibraahim Muudey.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa sheegay in Baarlaamanka soomaaliya ay galayan fasax nasasho oo mudo 20 Maalmood h oo ku eg ilaa 5 Bisha soo socota ee September.

Xildhibaanada qarkood waxa ay aadi doonaan Xajka,si ay u soo gutaan Waajibka alle taas ayaana ugu badan sababta loo fasaxay xildhibaanada ayuu yiri C/wali Sheekh Ibraahim (Muudey).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.